MALARIA DISEASE (CUDURKA DUUMADA) QEYBTII 7AAD
Qeybtani waxaan uga hadlidonnaa
- Staining methods of Malaria
- Fixation and staining in Thin blood film (Dhajinta iyo midabeynta dhiigga qafiifka ah)
- Staining in Thick blood film (Midabeynta dhiigga adag/tiq ah)
NOTES ABOUT THE LESSON (QORAAL KU SAABSAN CASHIRKA)

SHARAXAADDA SLIDE-KA 1AAD
Staining methods (Hababka/qaababka midabeynta)
Markii la baarayo Cudurka duumada (Malaria) waxaa lagu midabeeya 4 taan midabeeyayaal midkood:
- Giemsa stain
- Leishman’s stain
- Field stain
FG: Afartaas midabeeyayaal midka aad heli karto un isticmaal.

SHARAXAADDA SLIDE-KA 2AAD
Dhiigga qafiifka ah (Thin blood film)
- Samee fixation (Dhajin/xajin) adigoo isticmaalaya dawada “Methanol”
- Billow midabeynta adigoo isticmaalaya midabeeyashan midkood (Geimsa stain, Leishman’s stain ama Field stain)
Purpose (Ujeedka) loo sameenayo Thin blood film (DHiigga qafiifka) waa in la ogaado noocyada Plasmodium-ka.

SHARAXAADDA SLIDE-KA 3AAD
Thick blood film (Dhiiga adag/tiq ah)
- Ha sameyn “Fixation” (dhajin/xajin) laakin Hemoglobin-ta ka saar adigoo biyo yar ku dhibcinayo
- Si toos ah u midabee adigoo isticmaalaya “Geimsa”
Purpose (ujeedka) loo sameenayo Thick blood film (Dhiigga adag/tiq ah) waa in lagu ogaado Parasite-ka (Ku dulnoolaha)
