MALARIA DISEASE (CUDURKA DUUMADA) QEYBTII 5AAD

  • Clinical stages of Malaria (Marxaladaha cudurka duumada)
  • Symptoms of Malaria (Calaamadaha cudurka duumada)

FG: Soo qaado buugaaga oo meel ku qoro noteskaan hoos ku xusan

Slide1 7
  • Qarqaryo/dhaxan joogeysa 15 daqiiqo illaa 1 saac waxaana usabab ah burburinta unugyada dhiigga cas-cas
  • Lab labo
  • Matag
  • Madax xanuun
Slide2 7
  • Qandho qofka heynaysa illaa iyo dhowr saacadood
  • Heerkulka jirka uu aad usareeya (Heerkulka jirka oo ka bata 37 digrii sentigreed) waxaana usabab ah weearaka ku socda unugyada dhiigga cas-cas ee markaas la sameeye ee cusub.
  • Plasmodium falciparum waxay weerartaa oo baa bi issaa dhammaan heerarka unugyada dhiigga cas-cas haddii ay yihiin kuwo cusub, kuwa yaryar ama kuwo qadiimi ah oo horey ujiray intaba.
  • Plasmodium Ovale waxay weerartaa ama dhibaato ugeysataa unugyada yaryar ee dhiigga cas-cas
  • Plasmodium Vivax waxay weerarta ama saameyn ugeysataa unugyada dhiigga cas-cas kuwooda cusub

Slide3 5
  • Dhidid tiro badan/fara badan waxaana ugu wacan heerkulka jirka oo sareeya.

Qeybtii 6aad https://hikimguide.com/malaria-disease-cudurka-duumada-qeybtii-6aad/

Xikmaawi 4
Share with Your Friends

Similar Posts

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *