MALARIA DISEASE (CUDURKA DUUMADA) QEYBTII 4AAD
Qeybtani waxaan uga hadlidonnaa
Sexual cycle of the mosquito
- Role in human of this cycle (Doorka ay ku leeyihiin bini aadamka)
- Mosquito cycle (Meertada kaneecada)
NOTES ABOUT THE ABOVE VIDEO LESSON (MUUQAALKA KORE EE CASHIRKA QORAAL KU SAABSAN)

Sharaxaad ku saabsan sawirka 1aad ee kore
Sexual cycle (Meertada tarmidda kaneecada)
- Meertada tarmidda kaneecada (Sexual cycle) waxay kasoo bilaabataa bini aadamka iyadoo unugyada cas-cas (RBCs) lagu dhaxsameeyo “Gametocytes” oo ah marxalad ka mid ah marxaladaha plasmodium-ka uu ku tarmo/bato/koro
- Waxaa sidookale door muhiim ah ka qaata tarmidda plasmodium-ka kaneecada mideeda dhedigga ah ee loo yaqaan “Anopheles” (Female Anopheles Mosquito)

Sharaxaadda sawirka 2aad
Cont… (Sii socosho)
Sexual cycle
- Waxaa dhaca bacramin/taran markii ay kulmaan microgametocytes oo ah unugyada taranka ee kaneecada labka iyo macrogametocytes oo ah unugyada taranka ee kaneecada dheddigga ah.
- Bacraminta kadib waxaa sameysma “Zygote” oo ah unugga ugu horeeya ee ka dhasha bacraminta, intaasi ka dib unugi sameysmay wuxuu noqdaa mid qaangaar ah oo shaqeyn kara wuxuuna sii noqdaa “Ookinete” oo ah marxaladda koriinshaha plasmodium-ka, markii uu koro wuxuu isku badalaa marxalad kale oo loo yaqaan “Oocyst” oo ah marxalad ka dhacda gudaha kaneecada “Mosquito midgut” kadib wuxuu usoo guuraa dhanka qanjidhada kaneecada waxaana lasoo daayaa “Sporozoites farabadan”
Malaria qeybtii 5aad https://hikimguide.com/malaria-disease-cudurka-duumada-qeybtii-5aad/

Thanks for your helpful information
Thanks for your helpful information dr